HomeCiyaarahaHoryaalka Somaaliya oo dib u furmaya maanta

Horyaalka Somaaliya oo dib u furmaya maanta

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta ayaa shaaca ka qaaday maanta oo talaado ah in horyaalka kubada cagta dalka ee ‘Nation Link Championship’ uu dib u furmayo maalinta Arbacada ah ee inasoo aadan oo bisha May ay tahay 13 sanadka 2015-ka, waxana cayaarta ugu horeysa isaga hor imaan doona naadiyada kala ah Banaadir S.Club iyo Dekedda. […]

- Advertisement -

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta ayaa shaaca ka qaaday maanta oo talaado ah in horyaalka kubada cagta dalka ee ‘Nation Link Championship’ uu dib u furmayo maalinta Arbacada ah ee inasoo aadan oo bisha May ay tahay 13 sanadka 2015-ka, waxana cayaarta ugu horeysa isaga hor imaan doona naadiyada kala ah Banaadir S.Club iyo Dekedda.

Sida ku cad jadwalka maanta la sii daayay, naadiga ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Heegan ayaa la kulmi doonta naadiga Somali fruit maalinta Khamiista ah, halka Maalinta Jimcahana ay is haleeli doonaan Jeenyo United iyo Elman Fc.

- Advertisement -

Labada cayaarood ee B.S.C vs Dekedda iyo Jeenyo vs Elman ayaa ah labada cayaarood ee ugu ad-adag todobaadka dib u furidda horyaalka dalka.

Dhammeystirka Jadwalka Tartanka
           Wareega 2aad

Maalinta  Taariikhada  Is ARAGA KOOXAHA  Saacadaa Garoonka
Arbaco 13-05-21015 Banadir SC  VS  Dekedda 15:30pm Banaadir
Khamiis 14-05-2015 Heegan        VS  Somali fruit 15:30pm Banaadir
Jimco 15-05-2015 Jeenyo          VS  Elman 15:30pm Banaadir
Axad 17-05-2015 Horseed        VS  Savanna 15:30pm Banaadir
ISniin 18-05-2015 Banadir SC   VS  Saxafi 15:30pm Banaadir
Talaado 19-05-2015 Somali Fruit  VS  Gadiidka 15:30pm Banaadir
Khamiis 21-05-2015 Jeenyo            VS  Dekedaa 15:30pm Banaadir
Jimco 22-05-2015 Heegan           VS  Elman 15:30pm Banaadir
Axad 24-05-2015 Banadir SC    VS  Horseed 15:30pm Banaadir
ISniin 25-05-2015 Somali Fruit   VS  Savanna 15:30pm Banaadir
Talaado 26-05-2015 Jeenyo             VS  Saxafi 15:30pm Banaadir
Khamiis 28-05-2015 Elman              VS  Gadiidka 15:30pm Banaadir
Jimco 29-05-2015 Heegan            VS Dekedda 15:30pm Banaadir
Axad 31-05-2015 Horseed           VS Somali Fruit 15:30pm Banaadir
ISniin 01-06-2015 Jeenyo              VS Banadir SC 15:30pm Banaadir
Talaado 02-05-2015 Elman                VS Savanna 15:30pm Banaadir
Khamiis 04-05-2015 Heegan              VS Saxafi 15:30pm Banaadir
Jimco 05-05-2015 Dekedda             VS Gadiidka 15:30pm Banaadir
Axad 07-05-2015 Jeenyo                VS Horseed 15:30pm Banaadir
Isniin 08-05-2015 Elman                VS Somali Fruit 15:30pm Banaadir
Talaado 09-05-2015 Heegan               VS Banadir SC 15:30pm Banaadir
Khamiis 11-05-2015 Dekedda              VS  Savanna 15:30pm Banaadir
Jimco 12-05-2015 Gadiidka              VS  Saxafi 15:30pm Banaadir

By: Cumar Ibraahim Cabdisalaan (Cumar Yare)

- Advertisement -

Somali Football Federation Media Department

Email:omar.abdisalaam@somsoccer.com

Latest stories