HomeWararXisbiga Mucaaradka Wadani oo Ku Baaqay Dibad Baxyo iyo Ciidamadda oo Diidan

Xisbiga Mucaaradka Wadani oo Ku Baaqay Dibad Baxyo iyo Ciidamadda oo Diidan

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Xisbiga Mucaaradka Wadani Ee Maamulka Somaliland ayaa ugu yeeray Dhamaan Taageerayaashiisa Dibad baxyo xoogan oo ka dhacaya Magaalada Hargeysa.

Xisbiga Mucaaradka ayaa ka soo horjeeda Go’aanka Marsii horeysay Guddiga Madaxa Banaan Ee Doorashooyinka Somaliland uu waqtiga ugu kordhiyay Xukuumadda Madaxweyne Siilanyo.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa dhinaceeda sheegtay in Xisbiga Wadani uu qaadan doono Masuuliyadda ka dhalata isku dhac kasta oo ka dhaca Hargeysa.

Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in Dibad baxyadasi ay ka dhacaan Magaaladda Hargeysa iyadda oo Ciidamo badan loo diyaariyay ka hortaga Banaan Baxyadasi.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories