HomeWararTahriibayaal Somali oo lagu qabtay dalka Ukraine

Tahriibayaal Somali oo lagu qabtay dalka Ukraine

Date:

Related stories

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

EU iyo Soomaaliya oo xoojisay iskaashigooda istiraatiijiga

EU iyo Soomaaliya oo adkeeyay iskaashiga istiraatiijiga

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Kooxaha mukhalasiinta ee dadka sida sharci-darradda ugu gudbiya Qaaradda Europe, ayaa la sheegay inay gureen Jid cusub oo Tahriibayaasha si Taransit ah loo sii marsiinayo dalka Ukraine, ka hor intaysan u sii kala gudbin dalalka kale ee Midowga Europe.

Ku-dhawaad 300 qof ayaa la sheegay in afartii bilood ee la soo dhaafay ka gudbeen dalka Ukraine, kuwaasi oo la arkay iyagoo u sii gudbaya dalalka kale ee Europe.

Waaxda Ammaanka Xuduudaha ee dalka Ukraine ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen ugu yaraan 63 Tahriibahayaal Shisheeye ah, kuwaasi oo la doonayey in loo sii gudbiyo dalalka Talyaaniga,m Giriiga iyo kuwa kale.

Tahriibayaasha la qabtay ayaa u kala dhashay dalalka Somalia, Syria iyo Afganistan.

Qabashadooda ayaa ku soo beegantay iyadoo ay Dowladaha Midowga Europe go’aansaden in wax laga qabto Tahriibayaasha doonyaha ka soo raaca dalka Libya ee ku le’anayo Badda Mediterranean-ka

Xigasho:- sputniknews.com

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories