HomeWararSomali haysta dhalashadda Norway oo ku biiray Dacaish oo xukun lagu riday

Somali haysta dhalashadda Norway oo ku biiray Dacaish oo xukun lagu riday

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Maxkamadda ku taalla Caasimadda dalka Norway ee Oslo waxaa la soo taagay saddex dhallinyarro haysata dhalashadda dalkaasi, kuwaasi oo la sheegay in ay xiriir la lahaayeen Kooxda Dacish (IS) ee ka dagaalanta dalalaalka Syria iyo Iraq. Muwaadinka Somali Norwegianka oo lagu magacaabo Jibril Abdi Bashiir ayaa lagu xukumay xabsi dhan 4 sanno iyo 3 bilood. […]

- Advertisement -

Maxkamadda ku taalla Caasimadda dalka Norway ee Oslo waxaa la soo taagay saddex dhallinyarro haysata dhalashadda dalkaasi, kuwaasi oo la sheegay in ay xiriir la lahaayeen Kooxda Dacish (IS) ee ka dagaalanta dalalaalka Syria iyo Iraq.

Muwaadinka Somali Norwegianka oo lagu magacaabo Jibril Abdi Bashiir ayaa lagu xukumay xabsi dhan 4 sanno iyo 3 bilood.

- Advertisement -

Jibril Bashir ayaa lagu helay inuu sannadkii 2013-kii ku biiray Kooxda Dacaish, oo uu ka mid ah tan iyo bishii January ee sannadkii hore, ka hor inat uusan ku soo laabanin dalka Norway.

Eedeysanayaashaasi oo 30-jir ah ayaa lagu sheegay inuu u safray dalka Syria, kana soo barbar dagaalamay Kooxda Daacish.

Maxkamadda Oslo waxay kaloo xabsi  ku riday Nin asalkiisa ka soo jeeda dalka Albania  oo lagu magacaabo Valon Avdyli.

- Advertisement -

Eedeysanahaasi oo 28 jir ahaa ayaa lagu helay inuu u ambabaxay dalka Syria, kuna biiray Kooxda Daacish, waxaana lagu xukumay xabsi dhan 4 sanno iyo 9 bilood.

Eedeysane kale oo ay walaalo yihiin Valon Avdyli , ayaa isagana lagu xukumay 9 bilood, kadib, markii uu ku xadgudubay Sharciga Hub-haysashadda  ee dalka Norway.

 

Latest stories