HomeWararMuwaadiniin Ethiopian lagu haystay Libiya oo la soo badbaadiyey

Muwaadiniin Ethiopian lagu haystay Libiya oo la soo badbaadiyey

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Milliteriga Masar ayaa la sheegay inay qaadeen Hawlgal lagu soo furtay 30 qof oo u dhalatay dalka Ethiopia, kuwaasi oo ay haysteen Maleeshiyooyin ku sugan dalka Libya. Dadkaasi la soo badbaadiyey ayaa loo soo duuliyey caasimadda dalka Masar ee Qaahira, waxaana qaabilay Madaxweynaha dalka Masar, C/fataax Alsiisii. Madaxweynuhu waxa uu sheegay inay Ciiddanka Ammaanka Masar […]

- Advertisement -

Milliteriga Masar ayaa la sheegay inay qaadeen Hawlgal lagu soo furtay 30 qof oo u dhalatay dalka Ethiopia, kuwaasi oo ay haysteen Maleeshiyooyin ku sugan dalka Libya.

Dadkaasi la soo badbaadiyey ayaa loo soo duuliyey caasimadda dalka Masar ee Qaahira, waxaana qaabilay Madaxweynaha dalka Masar, C/fataax Alsiisii.

- Advertisement -

Madaxweynuhu waxa uu sheegay inay Ciiddanka Ammaanka Masar qaadeen Hawlgalkaasi si loo soo badbaadiyo dadkaasi.

Dhinaca kale, Dowladda Ethiopia ayaa ka mahadcelisay hawlgalka lagu soo badbaadiyey Muwaadiniintooda lagu haystay daalka Libya.

Bishii hore ayey ahayd, markii ay Maleeshiyadda Libya ee xiriirka la leh Kooxda Daacish surta ka jareen 30 Ethiopian Kirishtaan ahaa, waxayna Kooxda soo bandhigtay Muuqaal Video oo lagu muujiyey falkaasi.

- Advertisement -

Xigasho:- Asharqal-awsat

Latest stories