HomeWararDowladda Uganda oo ku fashilantay dacwado loo haystay Taliyihii hore ee Ciiddanka...

Dowladda Uganda oo ku fashilantay dacwado loo haystay Taliyihii hore ee Ciiddanka UPDF ee Hawlgalka AMISOM

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Dacwad=oogaha Dowlada Uganda, Gaashaanle Frederick Kangawamu ayaa sheegay inay ku fashilmeen dacwadihii ay ku soo oogeen Taliyihii hore ee Ciiddanka Uganda ee Hawlgalka AMISOM, Sarreeye Guuto Michael Ondongo, kaasi oo ay Maxkamadda Milliteriga sheegtay in lagu waayey 13-kii dembi ee loo haystay. Michael Odinga ayaa waxay dacwadiisa socotay tan iyo markii la xiray bartamihii sannadkii […]

- Advertisement -

Dacwad=oogaha Dowlada Uganda, Gaashaanle Frederick Kangawamu ayaa sheegay inay ku fashilmeen dacwadihii ay ku soo oogeen Taliyihii hore ee Ciiddanka Uganda ee Hawlgalka AMISOM, Sarreeye Guuto Michael Ondongo, kaasi oo ay Maxkamadda Milliteriga sheegtay in lagu waayey 13-kii dembi ee loo haystay.

Michael Odinga ayaa waxay dacwadiisa socotay tan iyo markii la xiray bartamihii sannadkii 2013-kii.

- Advertisement -

Dacwad-oogaha, Maj Frederick Kangwamu, ayaa sheegay inay u yimaadeen dhegeysiga Kiiskaasi, balse ay heleen Talooyin uga yimid Dowladda, laguna joojiyey sii-socoshadda kiiskaasi.

Shir-guddoomiyaha Maxkamadda Milliteriga Uganda, Sarreeye Gaas Levy Karunhaga ayaa ku dhawaaqay in la sii daayey Taliyihii hore ee Ciiddanka UPDF ee Hawlgalka AMISOM.

Waxa uu intaasi ku daray haddii ay Dowladda mar kale codsato in dib loo furo Kiiskaasi loo yeeri doono Taliyahaasi, Sarreeye Guuto Michael Ondonga oo isaga horey loogu soo oogay inuu dishibiliin xumo muujiyey iyo isagoo lagu soo oogay inuu shidaalkii ciiddamadda iibsaday iyo in korantaddii AMISOM ee Xeradda Tababarka ee Aljazeera loo gudbiyey dad rayid ah iyo Shirkad Isgaarsiineed.

Latest stories