HomeWararDhageyso: Masuuliyiinta Maamulka Puntland oo sheegay inay gacanta kusoo dhigi doonaan Ragii...

Dhageyso: Masuuliyiinta Maamulka Puntland oo sheegay inay gacanta kusoo dhigi doonaan Ragii dilay Xildhibaan Saciid Dirir

Date:

Related stories

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland C/Weli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulkaasi C/Xakiin Cabdullaahi Cumar Cameey ayaa ka tacsiyeeyay Dilkii loo geestay Saciid Xuseen Nuur Dirir oo ka Tirsanaa Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulkaasi. Madaxweynaha Puntland Waxaa uu Si Cad u sheegay in Raga Dilka Geestay Aan Laga Hari doonin islamarkaana uu Maamulkiisa Diyaar u Yahay […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland C/Weli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulkaasi C/Xakiin Cabdullaahi Cumar Cameey ayaa ka tacsiyeeyay Dilkii loo geestay Saciid Xuseen Nuur Dirir oo ka Tirsanaa Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulkaasi.

Madaxweynaha Puntland Waxaa uu Si Cad u sheegay in Raga Dilka Geestay Aan Laga Hari doonin islamarkaana uu Maamulkiisa Diyaar u Yahay Dagaal Ka Dhan ah Al Shabaab Waa Sida uu Yiri.

- Advertisement -

Dhinaca Kale Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland C/Xakiin Cabdullaahi Cumar Cameey ayaa dhankiisa Waxaa uu Tacsi u Diray Dhamaan Eheladii uu ka Baxay Xildhibaanka iyo Guud ahaan Umadda Soomaaliyeed.

Latest stories