HomeWararAlshabaab oo la sheegay inay Waraaqo Digniin ah ku daadiyeen Degmooyin ka...

Alshabaab oo la sheegay inay Waraaqo Digniin ah ku daadiyeen Degmooyin ka tirsan Kenya

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Sida lagu soo daabacay Wargeyska The Star waxaa waraaqo digniin ah oo lagu tuhunsan yahay inay Alshabaab daadiyeen laga helay Degaanka Elgeyo iyo Marakwet. Dadka deegaanka ayaa sheegay in Waraaqahaasi ku qornaayeen Digniino lagu sheegay in sida ugu dhaqsaha badan loo soo weerari doono Dugsiyadda Hoose ee Deegaankaasi. Dugsiyadda la magacaabay ayaa waxaa ka mid […]

- Advertisement -

Sida lagu soo daabacay Wargeyska The Star waxaa waraaqo digniin ah oo lagu tuhunsan yahay inay Alshabaab daadiyeen laga helay Degaanka Elgeyo iyo Marakwet.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in Waraaqahaasi ku qornaayeen Digniino lagu sheegay in sida ugu dhaqsaha badan loo soo weerari doono Dugsiyadda Hoose ee Deegaankaasi.

- Advertisement -

Dugsiyadda la magacaabay ayaa waxaa ka mid ah Dugsiyadda Hoose ee Kipsaiya, Cheles, Kapsowar, Kapengong oo ku yaalla Galbeedka Degmadda Marakwet.

Taliyaha Boliska ee Deegaankaasi, Mathews Mangira ayaa sheegay in la adkeeyey ammaanka goobaha waxbarashadda ee Deegaankaasi.

Alshabaab waxay  bishii hore ee April 2-dii weerareen Jamaacadda Garisa, oo lagu dilay 148 qof oo badankooda ahaa arday.

- Advertisement -

Xigasho:- The Star

Latest stories