HomeWararXildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Puntland oo Caawa Lagu Dilay Gaalkacyo

Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Puntland oo Caawa Lagu Dilay Gaalkacyo

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Rag Hubeesan ayaa Caawa Salaadii Maqrib Kadib Waxaa ay xildhibaan ka Tirsanaa Baarlamaanka Maamul Goboleedka Puntland ay ku dileed Gudaha Magaalada Gaalkacyo.

Xildhibaanka la dilay ayaa Magaciisa Lagu Sheegay Saciid Xuseen Nuur Dirir.

Kooxihii Dilka Geestay ayaa Goobta Ka Baxsaday, Waxaana Goobta Falka dilka ah uu ka dhacay Gaaray Ciidamadda amaanka Magaalada Gaalkacyo oo halkaasi ka Sameeyay Baaritaano.

Ilaa Iminka Lama oga cida ka dambeesa Dilka Marxuum Saciid Xuseen Nuur Dirir.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories