HomeWararSomalia oo kaalinta 14-aad kaga jirta dalalka Afrika ee xukunnadda ugu badan...

Somalia oo kaalinta 14-aad kaga jirta dalalka Afrika ee xukunnadda ugu badan ee dilalka laga fuliyey

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Hay’adda u dooda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa soo saartay Warbixin ku saabsan Shaxda Kala horreynta ee dalalka Afrika ee  fuliya xukunnadda dilalka. Warbixin ay Hay’adda ka soo saartay Xarunteeda Dhexe oo ku taalla magaalladda London ayaa loogu magac daray Xukunnadda Dilalka ee Afrika (The Death Penalty in Africa). Warbixinta waxaa lagu xusay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hay’adda u dooda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa soo saartay Warbixin ku saabsan Shaxda Kala horreynta ee dalalka Afrika ee  fuliya xukunnadda dilalka.

Warbixin ay Hay’adda ka soo saartay Xarunteeda Dhexe oo ku taalla magaalladda London ayaa loogu magac daray Xukunnadda Dilalka ee Afrika (The Death Penalty in Africa).

- Advertisement -

Warbixinta waxaa lagu xusay in dalalka Somalia, Masar, Sudan iyo Equatorial Guinea yihiin waddamada sida xooggan sannadkii hore looga fuliyey  xukunnadda dilalka.

Warbixinta ayaa lagu xusay in ay dalka  Sudan lagu dilay 23-qof, halka Somalia lagu dilay 14 qof.

Wadadnka  Masar waxaa sannadkii hore xukun dil ah lagu fuliyey  15-qof, iyadoo dalka Equatorial Guinea lagu dilay 9 qof.

- Advertisement -

Hay’adda Amnesty International waxay diiwaangelisay in Qaaradda Afrika sannadkii hore xukunno dil ah lagu fuliyey dad ay tiradoodu dhan tahay 1,446 qof.
Dhinaca kale, Hay’adda waxay soo bandhigtay tiradda dalalka ugu badan ee sannadkii hore xukunnadda dilka laga fuliyey, waxayna u kala horreeyaan sidatan:-

  • Nigeria ayaa ugu sarreysa waxayna fulisay 659 dil.
  • Masar  509 dil ah.
  • Tanzania 91 dil
  • Somalia 52 dil ah.
  • Kenya 23 dil ah
  • Algeria 16 dil ah
  • Sudan  14 dil ah
  • Zambia 13 dil ah
  • Zimbabwe 10 dil ah
  • Morocco 9 dil ah
  • Sierra Leone 3 dil ah.

Waddanka Uganda ayaa lagu ammaanay Wrabixinta, iyadoo aan dialkaasi wax xukun dil ah la fulinin tan iyo sannadkii 199-kii.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts