HomeWararCiidamadda Nabadsugida Soomaaliya oo Soo Qabqabtay Dad Al Shabab ay Ku Sheegeen

Ciidamadda Nabadsugida Soomaaliya oo Soo Qabqabtay Dad Al Shabab ay Ku Sheegeen

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Ciidamadda Nabadsugida Soomaaliya ayaa Maanta shaaciyay iney ku soo qabqabteen Howlgalo ay ka sameeyeen xaafadaha Muqdisho Ugu yaraan 5 qof oo Al Shabab ah. Nabadsugida Soomaaliya waxa ay soo bandhigtay Dad badan oo ay sido kale ku sheegtay iney ka tirsan Yihiin Kooxda Al Shabab. Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Labadii Cisho Ee Ugu Dambeeyay […]

- Advertisement -

Ciidamadda Nabadsugida Soomaaliya ayaa Maanta shaaciyay iney ku soo qabqabteen Howlgalo ay ka sameeyeen xaafadaha Muqdisho Ugu yaraan 5 qof oo Al Shabab ah.

Nabadsugida Soomaaliya waxa ay soo bandhigtay Dad badan oo ay sido kale ku sheegtay iney ka tirsan Yihiin Kooxda Al Shabab.

- Advertisement -

Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Labadii Cisho Ee Ugu Dambeeyay Waxa ay howlgalo ka wadeen Magaaladda Muqdisho.

Latest stories