HomeWararUNHCR oo ku baaqday in maalgelin loo helo Qaxootiga Soomaalida ee iskooda...

UNHCR oo ku baaqday in maalgelin loo helo Qaxootiga Soomaalida ee iskooda uga soo laabanayo Kenya

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxa Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qxaootiga (UNHCR), Antonio Guterres ayaa Suxufiyiinta ugu sheegay magaalladda Nairobi in dib-u-celinta Qaxootiga Soomaalida ku xiran tahay in la xaqjiiyo ammaanka iyo xaalladda nololeed ee dalka Somalia. “Beesha Caalamka waxay taageersan tahay in sida ugfu caqligalsan, uguna dhaqsaha badan dib Qaxootiga loogu celiyo dhulkooda hooyo, laakiin waxaa mudnaanta koowaad […]

- Advertisement -

Madaxa Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qxaootiga (UNHCR), Antonio Guterres ayaa Suxufiyiinta ugu sheegay magaalladda Nairobi in dib-u-celinta Qaxootiga Soomaalida ku xiran tahay in la xaqjiiyo ammaanka iyo xaalladda nololeed ee dalka Somalia.

“Beesha Caalamka waxay taageersan tahay in sida ugfu caqligalsan, uguna dhaqsaha badan dib Qaxootiga loogu celiyo dhulkooda hooyo, laakiin waxaa mudnaanta koowaad leh ammaankooda” ayuu yiri Antonio Guterres.

- Advertisement -

Waxa uu intaasi ku daray in ay horey u caddeeyeen in loo baahan yahay maalgelinta dhinacyadda Waxbarashadda, Caafimaadka iyo Ammaanka Cuntada, si loo hubaal geliyo inay Qaxootiga noloshooda soo hagaagto

Dhinaca kale, waxa uu tilmaamay in ay Deeq-bixiyayaasha Caalamiga dhawaan yeelan doonaan Shirweyne  looga xaajoonayo sidii loo maalgelin lahaa Qaxootiga Soomaalida ee iskooda u go’aansada inay idb ugu soo laabtaan dalkooda hooyo.

Hadalkiisa ayaa waxa uu ku soo beegmay, kadib, markii uu shalay kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuri Kenyattaoo isaga ballan qaaday inaan xoog lagu soo celin doonin Qaxootiga Soomaalida ee ku sugan Xeradda Dhadhaab.

Latest stories