HomeWararDagalaame Kenyaati xubin ka ahaa Dagaalamayaasha Alshabaab oo isku dhiibay Boliska Garissa

Dagalaame Kenyaati xubin ka ahaa Dagaalamayaasha Alshabaab oo isku dhiibay Boliska Garissa

Date:

Related stories

Deni Faces Criticism Over Somaliland Secession Push

Somalia’s Interior Minister Ali Yusuf Ali (Xoosh) on Tuesday...

Somalia nears completion of new Danab base amid anti-Al-Shabaab push

Somalia’s military says a new base for the elite...

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya Muqdisho...

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya. Muqdisho | 18...

Cabinet clears reform agenda ahead of planned elections

Somalia’s cabinet has endorsed a new roadmap to implement...

Ninkaasi oo 22-jir ah ayaa la sheegay inuu iskiisa iskugu soo dhiibay Saldhig ay Boliska Kenya ku leeyihiin meel ku dhow xuduudka Somalia.

Ninka la sheegay inuu ka tirsanaa Alshabaab ayaa sheegay inuu ka soo baxsaday Alshabaab, isla markaana uu si geesinimo leh isugu soo biimeeyey inuu keligiisa ka soo gudbo xuduudka cidlada ah, waa sida uu hadalka u yiri.

Waxa uu intaasi ku daray inuu ka soo daallay waxa uu ugu yeeray Dhaqdhaqaaqyadda Alshabaab.

Dhinaca kale, Ku-simaha Madaxa Ammaanka ee Garissa, James Kiyanda ayaa sheegay inuu Ninkaasi Kenyaatiga uu soo lugeeyey dhowr KM si uu uga soo gudbo xuduudka Somalia la wadaagto Kenya.

James Kiyanda waxa uu xusay inay rumeysan yihiin inuu ninkaasi ka soo goostay Alshabaab, kana faa’ideystay cafiska ay Dowladda Kenya u fidisay Dhallinyarradda Kenyaatiga ee horey ugu biiray Dagaalamayaasha Alshabaab.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories