HomeWararBoliska Talyaaniga oo qabtay Mukhalas Soomaali ah oo dadka tahriibiya

Boliska Talyaaniga oo qabtay Mukhalas Soomaali ah oo dadka tahriibiya

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Somalia Dismisses Former Opposition Figure from Immigration Post After Four Months

Somalia’s Council of Ministers has removed Mustafa Dhuxulow as head of the Immigration and Citizenship Authority and appointed Hussein Khaasim Yusuf as his replacement. The cabinet also passed a general amnesty law and promoted a new ambassador.

Last Shilling Standing: Mogadishu Traders Turn Their Back on Somalia’s Worn-Out Currency

Parts of Mogadishu have effectively sidelined the Somali shilling, with traders and public transport operators refusing to accept the country’s last circulating banknote. The move has disrupted daily life for low-income residents and intensified pressure on the government to fast-track a long-delayed currency reform.

Boliska ku sugan Degmadda Ragusa ee Jesiiradda Sishiliya ee dalka Talyaaaniga waxay gacanta ku dhigeen nin Soomaali ah oo lagu magacaabo Ahmed Abdirahman Abdulkadir oo 33-jir ah.

Qabashadda ninkaasi ayaa suurtogelisay Muuqaal ay Diyaarad Drones ah ka soo qaatay Tahriibayaasha uu Mukhalaskaasi la socday, waanaa markii ugu horreysay oo Diyaaradaha Droneska loo adeegsado in lagu aqoonsado Mukhalasiinta dadka ka soo tahriibiya Xeebaha Libya.

Eedeysanayaashaaasi ayaa Mukhalas ka ahaa dooni ay isaga iyo 369 Tahriibayaal ah la socdeen, kuwaasi oo soo gaaray jesiiradda Sishilis.

50 Tahriibayaal oo ka mid ah dadkii la socday doonidaas ayaa Boliska u sheegay inuu Ninkaasi yahay Mukhalaskii soo saaray Doonida.

Dhinaca kale, Labo Mukhalas oo u dhalatay dalka Tuinis iyo mid u dhashay dalka Libya ayaa iyagana laagu qabtay Talyaaniga, kadib, makii la bar aqoonsaday.

Kooxaha Mukhalasiinta ee dadka ka soo tahriibiya Xeebaha Libya ayaa la sheegay inay doonida ku soo iibsadaan 450,000 oo Giniga Isterliinka Britain, waxayna qof kasat oo doonida soo raacayo ka qaataan lacag dhan 1,300 oo geniga Istarliinka Britain.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories