HomeWararSomalia oo Kaalinta hoose kaga jirta dalalka ay carruurta ugu badan ...

Somalia oo Kaalinta hoose kaga jirta dalalka ay carruurta ugu badan ku geeriyoodaan

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Hay’adda Badbaadinta Carruurta ee Save The Childrenb ayaa maanta oo Talaado ah soo saartay Warbixin Sannaadeed ay kaga hadashay xaalladda caarruurta Caalamka iyo  Kaalimaha 179 Waddan kaga jiraan Tiradda Carruurta ku geeriyoota sanandkiiba. Warbixinta oo loogu magac daray “World’s Mothers Report” ayaa lagu xusay inay dalalka caalamka ku kala horreeyaan Daryeelka Carruurta iyo Tiradda dhimashadda […]

- Advertisement -

Hay’adda Badbaadinta Carruurta ee Save The Childrenb ayaa maanta oo Talaado ah soo saartay Warbixin Sannaadeed ay kaga hadashay xaalladda caarruurta Caalamka iyo  Kaalimaha 179 Waddan kaga jiraan Tiradda Carruurta ku geeriyoota sanandkiiba.

Warbixinta oo loogu magac daray “World’s Mothers Report” ayaa lagu xusay inay dalalka caalamka ku kala horreeyaan Daryeelka Carruurta iyo Tiradda dhimashadda ee carruurta.

- Advertisement -

 

Shaxda Waddamadda ayaa lagu xusay inay Somalia kaalinta 179-aad kaga jirto Liiskaasi, iyadoo ay carruur badan ku le’daan.

 

- Advertisement -

Kaalinta 178-aad waxaa  ku jira  dalka Kongadda Dimuqraadiga, iyadoo dalka D’jibouti Kaalinta 161-aad ka gashay Qiimeyntaasi.

Sidoo kale, 20-ka  Waddan ee Kalimaha Sare kaga jira Qiimaynta ay soo bandhigtay Hay’adda Save the Children ayaaa kala ah:-  Norway, Finland, Iceland, Denmark, Sweden, Netherlands, Spain, Germany, Australia, Belgium, Austria, Italy, Switzerland, Singapore, Slovenia, Portuqal, New Zealand, Israel,Greece iyo Canada.

Dhinaca kale, Qiimeynta ayaa lagu xusay Heerka Caasimadaha Waddamadda kaga jiraan tiradda dhimashadda carruurta, waxaana la sheegay in caasimadda Maraykanka ee Washington tahay tan ay carruurta ugu tiradda badan ku geeriyooto.

Warbixinta ayaa lagu xusay in kunkii carruur ee ku dhasha Washington ay geeriyooto 6.6 cunug, iyadoo taasi muujinayso inay Washinton tahay magaalladda ugu khatarsan Caasimadaha dalalka horemaray marka loo eego carruurta ku dhimata

Latest stories