HomeWararSoddomeeyo Tahriibayaal ah oo maanta ku haftay Badda Mediterreaneanka

Soddomeeyo Tahriibayaal ah oo maanta ku haftay Badda Mediterreaneanka

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Wakiilka Hay’adda Badbaadi Carruurta u jooga magaalladda Kataani, Jofaana di Bendetto ayaa sheegay inay tobaneeyo  qof ku geeriyoodeen dooni maanta ku degtay  Koonfurta Kesiiradda Sishilis ee Talyaaniga. Mid ka mid ah Tahriibayaasha ayaa sheegay inay ku-dhawaad 40 Tahriibayaal ku geeriyoodeen shilkaasi. Dadkii ka badbaaday shilkaasi oo  maanta la soo gaarsiiyey magaalladda Kataniya ee dalka Talyaaniga […]

- Advertisement -

Wakiilka Hay’adda Badbaadi Carruurta u jooga magaalladda Kataani, Jofaana di Bendetto ayaa sheegay inay tobaneeyo  qof ku geeriyoodeen dooni maanta ku degtay  Koonfurta Kesiiradda Sishilis ee Talyaaniga.

Mid ka mid ah Tahriibayaasha ayaa sheegay inay ku-dhawaad 40 Tahriibayaal ku geeriyoodeen shilkaasi.

- Advertisement -

Dadkii ka badbaaday shilkaasi oo  maanta la soo gaarsiiyey magaalladda Kataniya ee dalka Talyaaniga ayaa sheegay inay dad badan ku hoobteen badda, xilli uu Markab ganacsi oo laga leeyahay dalka Malta gurmad ahaan ugu soo dhawaaday doonida degtay.

Doonidaasi ayaa waxaa la socday 137 Tahriibayaal oo u kala dhalatay Ghana, Gambia, Senegal iyo  Ivory Coast waxay ka soo ambabaxeen Xeebaha dalka Libya, iyagoo ku soo wajahnaa  Xeebaha Talyaaniga.

Dhinaca kale, ugu yaraan 1,750 qof ayaa sannadkan ku geeriyooday xilli ay ku soo tahriibayeen Badda Mediterreanka

Latest stories