HomeWararNin lala xiriirinayo Alshabaab oo lagu xiray dalka Kenya

Nin lala xiriirinayo Alshabaab oo lagu xiray dalka Kenya

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Boliska Kenya ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen nin Kenyaati ah oo lagu magacaabo Moris Makaina Tolle, laguna naanayso Idris Hassan Tole.

Boliska ayaa sheegay inay ninkaasi ku qabteen Degmadda Taita, isagoo haystay  lacago shillin Somali, dhowr Telefoon-gacmeed iyo shan Kaararka Hadalka (SIM cards) iyo Tikidh muujinayey inuu Bas ka soo raacay Degmadda Garissa.

Dadka deegaanka ayaa ku wargeliyey Boliska inuu ninkaasi muddo hal sanno ah ku maqnaa Somalia, isla markaana ku tuhunsan yihiin inuu xubin ka yahay Alshabaab.

Qabashadiisa ayaa ku soo beegmayso iyadoo ay Dowladda Kenya ugu baaqday inay isa so odhiibaan Dhallinyarradda Kenyaatiga ee xubnaha ka ah Ururka Alshabaab iyo kuwa kale ee dhawaan ka soo laabtay dalka Somalia.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories