HomeWararJohn Kerry iyo Madaxda Dowladda Federalka oo kulan uga socda Xeradda Xalane

John Kerry iyo Madaxda Dowladda Federalka oo kulan uga socda Xeradda Xalane

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Xoghayaha Arrimaha dibedda ee dalka Maraykanka, John Kerry ayaa booqasho aan la soo shaacinin ku yimid magaalladda Muqdisho, si uu Madaxda Dowladda ugu muujiyo taageeradda la xiriirta dagaalka lagula jiro Alshabaab. John Kerry waxaa safarkiisa kooban ee uu Muqdisho ku yimid ku wehlisa Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha dibedda ee dalka Maraykanka ugu qaabilsan Arrimaha Afrika, Linda […]

- Advertisement -

Xoghayaha Arrimaha dibedda ee dalka Maraykanka, John Kerry ayaa booqasho aan la soo shaacinin ku yimid magaalladda Muqdisho, si uu Madaxda Dowladda ugu muujiyo taageeradda la xiriirta dagaalka lagula jiro Alshabaab.

John Kerry waxaa safarkiisa kooban ee uu Muqdisho ku yimid ku wehlisa Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha dibedda ee dalka Maraykanka ugu qaabilsan Arrimaha Afrika, Linda Greenfield Thomas.

- Advertisement -

Ilo-wareedyo ayaa sheegaya inuu John Kerry kulamo la qadaan doono Madaxweynaha Dowladda Federalka, Md. Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’isul-wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, Saraakiil ka tirsan Taliska AMISOM, Madaxda Maamul-gobaleedyadda iyo Ururradda Bulshadda Rayidka.

Wafdiga John Kerry ayaa la sheegay inaysan soo dhaafi doonin Garoonka Diyaaradaha ee Aden Cadde International Airport  iyo Xarunta Dhexe ee AMISOM ee Xerada Xalane, xilli aad loo adkeeyey ammanka guud ee Muqdisho

Waa Mas’uulkii ugu sareeyey oo ka socda Dowladda Maraykanka oo booqasho ku yimaada Somalia tan iyo wixii ka dambeeyey markii uu Madaxweynihii hore ee Maraykanka, George Bush-ka weyn ku yimid Muqdisho bilowgii sannadihii 90-aadka.

Latest stories