HomeWararTaliyihii Ciiddanka Kenya ee Ciiddankiisa ay Alshabaab kula dagaalameen gudaha Somalia oo...

Taliyihii Ciiddanka Kenya ee Ciiddankiisa ay Alshabaab kula dagaalameen gudaha Somalia oo xilka ka degay

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Taliyihii hore ee Ciiddanka Kenya, Jeneral Julius Karangi ayaa lagu wadaa inuu hawlgab ka noqday Hawlaha Milliteriga oo uu ku soo jiray muddo 42-sanno ah. Xafladda uu xilka kaga degayo ayaa la filayaa in maanta la qabto, iyadoo uu horey uu qorshuhu ahaa inay Xafladdu dhacdo dabayaaqadii bishii April ee la soo dhaafay. Ma cadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyihii hore ee Ciiddanka Kenya, Jeneral Julius Karangi ayaa lagu wadaa inuu hawlgab ka noqday Hawlaha Milliteriga oo uu ku soo jiray muddo 42-sanno ah.

Xafladda uu xilka kaga degayo ayaa la filayaa in maanta la qabto, iyadoo uu horey uu qorshuhu ahaa inay Xafladdu dhacdo dabayaaqadii bishii April ee la soo dhaafay.

- Advertisement -

Ma cadda xilka cusub ee loo magacaabi doono, inkastoo la hadal hayo inuu ka mid noqon karo xubnaha ku soo biirayo Isbedelka lagu wado in lagu sameeyo Golaha Wasiiradda ee Kenya.

Jeneral Julius Karangi ayaa ammaan ku muteystay Hawlgalkii loogu magac daray Difaac Dalkaaga “Operation Linda Nchi” oo  ay Milliteriga Kenya ku soo galeen gudaha dalka Somalia iyo Dagaalka ay  Xarakadda Alshabaab kaga saareen magaalladda Kismaayo ee Istaraatijiyadda leh.

Jeneral Julius Karangi oo 64 jir ah ayaa noqday  Jeneraalka Afarta Xiddig leh ee ay Milliteriga Maraykanka ku siiyeen Billad doorka uu ka qaatay Hawlgalka ay Ciiddanka Kenya ku galeen gudaha dalka Somalia.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts