HomeWararKumanaan Tahriibayaal ah oo maanta gaaray Dekedda Pozzalo ee dalka Talyaaniga

Kumanaan Tahriibayaal ah oo maanta gaaray Dekedda Pozzalo ee dalka Talyaaniga

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Ku-dhawaad 5,800 Tahriibayaal oo ay Ciiddanka Badda Talyaaniga soo badbaadiyeen ayaa maanta gaaray Dekedda Pozzalo ee Jesiiradda Sishiliya ee dalka Talyaaniga. Weriye ka tirsan Telefishinka Aljazeera ayaa sheegay inay Dekeddu mashquul ahayd, isla markaana Tahriibayaasha laga baarayey haddii ay qabaan cudduradda la is-qaadsiiyo. Hawlgalka lagu soo badbaadiyey Tahriibayaashaasi ayaa waxay iska kaashaday Ciiddanka Badda ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ku-dhawaad 5,800 Tahriibayaal oo ay Ciiddanka Badda Talyaaniga soo badbaadiyeen ayaa maanta gaaray Dekedda Pozzalo ee Jesiiradda Sishiliya ee dalka Talyaaniga.

Weriye ka tirsan Telefishinka Aljazeera ayaa sheegay inay Dekeddu mashquul ahayd, isla markaana Tahriibayaasha laga baarayey haddii ay qabaan cudduradda la is-qaadsiiyo.

- Advertisement -

Hawlgalka lagu soo badbaadiyey Tahriibayaashaasi ayaa waxay iska kaashaday Ciiddanka Badda ee dalalka Talyaaniga iyo Faraniiska oo iska kaashaday soo daad-gureynta Tahriibayaashaasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts