HomeWararQM iyo Maamulka Somaliland oo kulan ka yeeshay Qaxootiga ka soo cararayo...

QM iyo Maamulka Somaliland oo kulan ka yeeshay Qaxootiga ka soo cararayo dagaalladda dalka Yemen

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Maamulka Somaliland ee W/galbeed ee dalkeenna Somalia, Mohamed Biixi Yoonis iyo Saraakiil ka tirsan Hay’adda QM ugu qaabilsan Daryeelka Qaxootiga (UNHCR) ayaa kulan ku yeeshay magaalladda Geneva ee dalka Switzerland. Labada dhinac waxay ka wada xaajoodeen sidii loo taageeri lahaa Qaxootiga doonyaha ku soo gaara Xeebta magaalladda Berbera, waxayna Saraakiisha UNHCR […]

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Maamulka Somaliland ee W/galbeed ee dalkeenna Somalia, Mohamed Biixi Yoonis iyo Saraakiil ka tirsan Hay’adda QM ugu qaabilsan Daryeelka Qaxootiga (UNHCR) ayaa kulan ku yeeshay magaalladda Geneva ee dalka Switzerland.

Labada dhinac waxay ka wada xaajoodeen sidii loo taageeri lahaa Qaxootiga doonyaha ku soo gaara Xeebta magaalladda Berbera, waxayna Saraakiisha UNHCR shaaciyeen inay wax u qaban doonaan Qaxootiga ku soo jabay Somaliland.

- Advertisement -

Boqolaal Qaxooti Yemeniyiin iyo Somali ka soo cararayo  dagaalladda ka socda dalka Yemen ayaa waxay si joogto ah soo gaarayaan Dekeddaha Berbera iyo Bosaaso.

Dhinaca kale, Waddanka Jabuuti waxaa gaaray Qaxooti Yemeniyiin oo lagu qiyaasay 8,900 oo qof oo u badan carruur iyo haween.

Hay’adda  kaalmeeysa Qaxootiga ee lagu magacaabo Gift of the givers foundation ayaa walaac xooggan ka muujisay dagaalladda ka sii socda dalka Yemen iyo dhibaatooyinka nololeed ee soo wajahay dadka Yemeniyiinta ee ka soo qaxayo dagaalladaasi.

Latest stories