HomeWararDhageyso: Faahfaahin Dheeraad ah oo laga Helay Qaraxii lagu dhaawacay Gudoomiyihii Ceelwaaq

Dhageyso: Faahfaahin Dheeraad ah oo laga Helay Qaraxii lagu dhaawacay Gudoomiyihii Ceelwaaq

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Gudoomiyaha aqoonyahanada Gobolka Gedo Aweys Sheekh Cali oo la hadlay Radio Dalsan ayaa Sheegay in qaraxa uu ka dhacay guri ay ku sugnaayeen Masuuliyiin horey Xilal uga soo qabtay degmadda. Waxaana  qaraxaasi ku dhaawacmay Gudoomiyihii degmadda Ceelwaaq Guuleed Axmed oo xilka laga qaaday balse xilka uusan wli wareejinin. Hoos Ka Dhageyso Wareysiga oo Dhameestiran.

- Advertisement -

Gudoomiyaha aqoonyahanada Gobolka Gedo Aweys Sheekh Cali oo la hadlay Radio Dalsan ayaa Sheegay in qaraxa uu ka dhacay guri ay ku sugnaayeen Masuuliyiin horey Xilal uga soo qabtay degmadda.

Waxaana  qaraxaasi ku dhaawacmay Gudoomiyihii degmadda Ceelwaaq Guuleed Axmed oo xilka laga qaaday balse xilka uusan wli wareejinin.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga oo Dhameestiran.

Latest stories