HomeWararWasaaradda Arrimaha gudaha oo soo gudbisay Guddiga Xulista Beesha Wacaysle ee Shirka...

Wasaaradda Arrimaha gudaha oo soo gudbisay Guddiga Xulista Beesha Wacaysle ee Shirka Cadaado

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Xoghayaha Joogtada Ee Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Federaalka Dr Ismaaciil Jimcaale Calasow ayaa soo saaray Wareegto Ku Aadan Magacaabista Gudiga xulista ergooyinka Beesha Wacaysle Ee Shirka Maamaul usameenta Goboladda dhexe oo ka socda degmadda cadaado. Nuqul Kamida wareegtadaasi oo ay heshay Idaacadda dalsan ayaa waxaa lagu xusay inay Wasaaradda arimaha Gudaha iyo Federaalka ayadoo tixgalineeso […]

- Advertisement -

Xoghayaha Joogtada Ee Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Federaalka Dr Ismaaciil Jimcaale Calasow ayaa soo saaray Wareegto Ku Aadan Magacaabista Gudiga xulista ergooyinka Beesha Wacaysle Ee Shirka Maamaul usameenta Goboladda dhexe oo ka socda degmadda cadaado.

Nuqul Kamida wareegtadaasi oo ay heshay Idaacadda dalsan ayaa waxaa lagu xusay inay Wasaaradda arimaha Gudaha iyo Federaalka ayadoo tixgalineeso beeshaas, ayay waxaa ay idiin soo gudbineysaa magacyada xubnaha xulista ergooyinka Beesha wacaysle:

- Advertisement -

1. Nabadoon Maxamed Cabdi shido

2.  Nabadoon Ciise Macallin Maxamuud

3.Nabadoon Cusmaan Macallin Axmed

- Advertisement -

4. Nabadoon Cabdullaahi Geedi Shadoor

Hoos Ka Akhriso Wareegtada oo Dhameestiran.

WAG

Latest stories