HomeWararKenya oo sheegtay inaysan si khsab ah ku celin doonin Qaxootiga Soomaalida

Kenya oo sheegtay inaysan si khsab ah ku celin doonin Qaxootiga Soomaalida

Date:

Related stories

Deni Faces Criticism Over Somaliland Secession Push

Somalia’s Interior Minister Ali Yusuf Ali (Xoosh) on Tuesday...

Somalia nears completion of new Danab base amid anti-Al-Shabaab push

Somalia’s military says a new base for the elite...

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya Muqdisho...

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya. Muqdisho | 18...

Cabinet clears reform agenda ahead of planned elections

Somalia’s cabinet has endorsed a new roadmap to implement...

Sarkaal u hadlay Dowladda Kenya ayaa hadalkaasi ka sheegayinay  kulan  la yeesheen Saraakiil ka tirsan QM  iyo xubno ka tirsan Ururradda Bulshadda Rayidka.

Madaxa Guddiga Kenya ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga, Ali Bunow Korane ayaa sheegay inaysan jiri doonin Qaxooti si khasab ah lagu celin doono.

Waxa uu intaasi ku daray inay Dowladda Kenya sii wadayso qorshe lagu xiri doono Xeradda Qaxootiga ee Dhadhaab oo ay ku jiraan 336,000 oo qaxooti Soomaali ah.

“Ma arki doontaan Qaxooti si khasab ah lagu celinayo oo lagu dhex tuurayo gawaarida” ayuu yiri Ali Bunow oo intaasi ku daray in laga fekerayo qorshaha lagu celinayo Qaxootiga.

Dhinaca kale, waxa uu sheegay in Kooxdii Alshabaab weerartay Jaamacadda Garia inay Xeradda Qaxootiga ee Dhahaab u adeegsadeen goob ay hubka ku qarsadaan, kuna dhuuntaan, waa sida uu haadalka u yiri.

Ilo dhinaca ammaanka ee Kenya iyo Dowladaha Reer Galbeedka ayaa sheegay inaysan haynin caddaymo muujinayainay Qaxootiga ku jira Xerada Dhadhaab ku lug lahaayeen weerakii Alshabaab ee Jamaacadda Garissa.

Madaxweyne-ku-xigeenka dalka Kenya, William Ruto ayaa u qabtay QM ilaa bisha July si ay Qaxootiga Soomaalida ugu raraan Xeradda Dhadhaab, laguna celiyo gudaha Somalia.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories