HomeWararKenya oo sheegtay inay qabteen rag qaraxyo ka geysan lahaa magaalladda Nairobi

Kenya oo sheegtay inay qabteen rag qaraxyo ka geysan lahaa magaalladda Nairobi

Date:

Related stories

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Sida maanta lagu soo daabacay Wargeyska the Star ee ka soo baxa magaalladda Nairobi, ayaa lagu sheegay inay Ciiddanka Kenyaa gacanta ku hdigeen Labo qof oo ka tirsan Xarakadda Alshabaab, kuwaasi oo doonayey inay ka soo gudbaan xuduudka Kenya la wadaagto Somalia, waa sida hadalka loo dhigay. Hadal qoraal oo ka soo baxay Milliteriga Kenya […]

- Advertisement -

Sida maanta lagu soo daabacay Wargeyska the Star ee ka soo baxa magaalladda Nairobi, ayaa lagu sheegay inay Ciiddanka Kenyaa gacanta ku hdigeen Labo qof oo ka tirsan Xarakadda Alshabaab, kuwaasi oo doonayey inay ka soo gudbaan xuduudka Kenya la wadaagto Somalia, waa sida hadalka loo dhigay.

Hadal qoraal oo ka soo baxay Milliteriga Kenya ayaa laagu sheegay inay raggaasi qorsheynayeen inay weeraro is-qarxin ah ka geystaan gudaha dalka Kenya, gaar ahaan magaalladda Nairobi.

- Advertisement -

Ilo-wareedyo dhinaca ammaanka  ayaa u sheegay Wargeyska The Star  in labada qof ee ka tirsan Alshabaab ee la qabtay lagu kala magacaabo Mursal Mohamed Hassan iyo Abdullahi Abiikar.

Wargeyska waxa kaloo uu qoray inay labadaasi nin ka mid ahaayeen 5 qof oo doonaysay inay ka soo gudbaan xuduudka laga helay suunka waxyaabaha qarxa oo ay ku soo qariyeen Jirgaanka biyaha gudahiisa, waa sida uu Wargeysku qoray.

Dhinaca kale, Afhayeenadda Boliska Kenya, Mboroki Gatiria ayaa sheegtay inaysan haynin warar ku saabsan in la xiray raggaasi.

Latest stories