HomeWararDeg Deg:Taliyayaashaha Ciidamadda Booliska iyo Asluubta oo la Magacaabay

Deg Deg:Taliyayaashaha Ciidamadda Booliska iyo Asluubta oo la Magacaabay

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wasiirkii Hore Ee Wasaaradda Gaashandhigga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa Maanta Loo Magacaabay Taliyaha Ciidamadda Booliska Soomaaliya. Xilkan loo Magacaabay Wasiirkii Hore Ee Difaaca Soomaaliya Maxamed Sheekh Xasan Xamud waxa ka geeriyooday General Maxamed Sheekh Xasan Ismaaciil oo u geeriyooday 30 October 2014kii Xanuun ku soo booday. Dhanka kale Taliyaha Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed […]

- Advertisement -

Wasiirkii Hore Ee Wasaaradda Gaashandhigga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa Maanta Loo Magacaabay Taliyaha Ciidamadda Booliska Soomaaliya.

Xilkan loo Magacaabay Wasiirkii Hore Ee Difaaca Soomaaliya Maxamed Sheekh Xasan Xamud waxa ka geeriyooday General Maxamed Sheekh Xasan Ismaaciil oo u geeriyooday 30 October 2014kii Xanuun ku soo booday.

- Advertisement -

Dhanka kale Taliyaha Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed ayaa Waxaa loo Magacaabay General Bashiir Maxamed Jaamac oo horey usoo Noqday Taliyihii Ciidamada Nabad sugidda Soomaaliya.

Hadalkan ayaa looga dhawaaqay kulanka Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay Maanta oo khamiis ah ku yeesheen Muqdisho.

 

Latest stories