HomeWararDhageyso: Laba Qarax oo Ka Dhacay Degmadda Janaale

Dhageyso: Laba Qarax oo Ka Dhacay Degmadda Janaale

Date:

Related stories

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Somalia Faces 40% Drop in Imports and Rising Inflation, Cabinet Responds

Somalia’s federal cabinet today approved new security regulations and...

Soomaaliya iyo Burkina Faso oo iska kaashanaya amniga

Fartaag oo Burkina Faso kula wadatay argagixisada Ouagadougou, – Wasiirka Amniga...

Somalia’s Office of Attorney General Presses Charges on Saadiya Bajaj

The Office of the Attorney General of Somalia announced...

Deni oo tababar hubka culus u furay dagaalka Argagixisada

Puntland: Madaxweyne Deni oo tababar hubka culus iyo hoggaaminta u furay duufacdii 6-aad ee PMPF. “Waxaan kalsooni qabaa in ay difaaci doonaan dadka.” Akhri maqaalka

Ugu yaraan Seddex qof oo dumar ah ayaa si xun ugu dhaawacmay Laba qarax oo goor dhaw ka dhacay Degmadda Janaale Ee Gobolka Shabeeladda Hoose.

Waxa jira Warar sheegaya in dadkasi ay u dhinteen Dhaawacyada Qaraxa ka soo gaaray.

Qaraxa hore ayaa ka dhacay Suuq khaadka lagu iibiyo waana Qarax loo adeegsaday Bambo Gacmeed sida Dadka deegaanka ay sheegeen.

Qarax labaad ayaa lagu Weeraray Saldhig ay Ciidamadda Dowladda ku leeyihiin Degmadda Janaale Ee Gobolka Shabeeladda Hoose.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories