HomeWararTanzania iyo Kenya oo u midoobayo La-dagaalanka Alshabaab iyo Kooxaha kale

Tanzania iyo Kenya oo u midoobayo La-dagaalanka Alshabaab iyo Kooxaha kale

Date:

Related stories

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

EU iyo Soomaaliya oo xoojisay iskaashigooda istiraatiijiga

EU iyo Soomaaliya oo adkeeyay iskaashiga istiraatiijiga

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Madaxweyne-ku-xigeenka dalka Kenya, William Ruto iyo Danjiraha Tanzania ee Kenya ee uu xilligeeda Safiirnimo dhamaaday, Batilda Buriyaan ayaa kulan ku yeeshay magaalladda Nairobi, iyagoo ka wada hadlay xiriirka labada dal iyo La-dagaalanka Alshabaab.

Batilda Buriyaan waxay sheegay inay Dowladda Tanzania si dhow kala shaqeyn doonto Kenya sidii looga hortegi lahaa waxa ay ugu yeertay Kooxaha Argagixisadda iyo Dhaqdhaqaaqyadda Dembiyadad kale.

Waxay sheegtay in xag-jirnimadda Dhallinyarradda u sabab tahay inay sii kordhaan falalka argagixisadda oo ay sheegtay inay khatar ku hayaan Horumarka dalalka Bariga Afrika.

Madaxweyne-ku-xigeenka Kenya, William Ruto waxa uu ku baaqay inay Dowladaha Bariga Afrika iska kaashadaan sidii looga guuleysan lahaa falalka Argagixisadda, si loo gaaro horumar iyo nabad.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories