HomeWararShirka Wada tashiga Maamul goboleedyada dalka iyo Dowladda dhexe oo maanta ka...

Shirka Wada tashiga Maamul goboleedyada dalka iyo Dowladda dhexe oo maanta ka furmaya Garowe

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Shirka Wada tashiga Maamul goboleedyada dalka iyo dowladda dhexe ee soomaaliya ayaa galinka dambe ee maanta lagu wadaa in uu ka furmo magaalada Garowe ee xarunta Gobolka Nugaal. Waxaa hoolka shirarka ee magaalada Garowe gaaraya ergada ka qeyb galeysa shirkaasi. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hogaaminaayo ayaa shalay gaaray Magaalada Garowe ee […]

- Advertisement -

Shirka Wada tashiga Maamul goboleedyada dalka iyo dowladda dhexe ee soomaaliya ayaa galinka dambe ee maanta lagu wadaa in uu ka furmo magaalada Garowe ee xarunta Gobolka Nugaal.

Waxaa hoolka shirarka ee magaalada Garowe gaaraya ergada ka qeyb galeysa shirkaasi.

- Advertisement -

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hogaaminaayo ayaa shalay gaaray Magaalada Garowe ee Maamulka puntland.

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Madaxweynaha puntland ayaa lagu wadaa ka hor shirka in ay soo kormeeraan qeybo kamida Magaaladda.

Sikastaba Shirka Garowe ayaa lagu waramayaa in Maamulka Galmudud gabi ahaanba ay qaadaceen  ka qeyb galka xilli wajigii hore ee shirkaasina aysan ka qeyb galin.

- Advertisement -

 

Latest stories