HomeCiyaarahaGarsoorayaal Soomaali ah oo maanta gaaray CaasimadaTunisia+ Sawirro

Garsoorayaal Soomaali ah oo maanta gaaray CaasimadaTunisia+ Sawirro

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Waxaa maalintii shalay ahayd garoonka diyaaradaha ee Aadn Cade ka duulay afar garsoore oo heer caalami ah kuwaas oo u dhashtay dalkeena soomaaliya  kuwaas oo ku wajahana dalka Tunisia  . Garsoorayaashaan Soomaalida ah waxa ay maalinta Jimcaha  ah dhex dhexaadi doonaan ciyaar katirsan tartanka Confederation Cup  taas oo lagu ciyaari doono garoon ku yaala magaalada […]

- Advertisement -

Waxaa maalintii shalay ahayd garoonka diyaaradaha ee Aadn Cade ka duulay afar garsoore oo heer caalami ah kuwaas oo u dhashtay dalkeena soomaaliya  kuwaas oo ku wajahana dalka Tunisia  .

Garsoorayaashaan Soomaalida ah waxa ay maalinta Jimcaha  ah dhex dhexaadi doonaan ciyaar katirsan tartanka Confederation Cup  taas oo lagu ciyaari doono garoon ku yaala magaalada Tunis ee dalkaasi  .

- Advertisement -

garsoorayaasha u amabaxay dhexdhexaadinta tartankaas ayaa waxa ka mid ah .

Xasan Aadan Xaaji Yabarow Wiish, Saleeymaan Shiikh Bashiir,Bashiir Colaad iyo Xamza Xaaji Cabdi.

 

- Advertisement -

Kulankaas waxa uu dhexmari doonaa labo koox oo ka kala dhisan dalalka Tunisia iyo Algeria .kuwaas oo kala ah Club Afirca oo ka dhisan Tunisia iyo Amal Zad oo iyada ka dhisan dalka Algeria .

Marka dib loo eego labadaan naadi kulankii hore oo ay isa soo arkayn wax ay ciyaatooda ku soo idlaatay 1-1 bar bar kulankaana waxa uu yahay mid lagu kala bixi doono.

Kooxdii soo dkaata waxay u soo gudbi doontaa wareega 8-ee tartanka Confederation Cup.

Waxaa si wayn loo dareemayaa hormar aad ubalaaran oo dhanka garsoorka ah  markii dalalka Africa laga hadlana baal dahaba ayay ka galeen garsoorayaaha heerka caalami ee ku dhashtay dalkeen Soomaaliaya.

DAAWO SAWIRROass

asss

assss

asssss

assssss

Latest stories