HomeWararRag Soomaali oo magangelyo siyaasadeed ka helay Talyaaniga oo xukun...

Rag Soomaali oo magangelyo siyaasadeed ka helay Talyaaniga oo xukun lagu riday

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Maxkamadda Kataaniya ee Jesiiradda Sishiliya ee dalka Talyaaniga waxay dembi ka heshay 20-dhallinyarro Soomaali ah oo la siiyey magangelyo-siyaasadeed (Political Asylum) ayaa lagu helay inay xubno ka yihiin Koox Dembiilayaal ah oo dadka u soo tahriibiya Talyaaniga.

Dacwad-oogayaasha Maxkamadda ayaa sheegay in Eedeysanayaasha qeyb ka yihiin Shabakad dadka soo tahriibiya, kuwaasi oo lacago badan ka qaatay Tahriibayaal u kala dhalatay Somalia iyo Kenya, si ay ugu soo tahriibiyaan dalka Talyaaniga.

Eedeysanayaashaasi waxaa kaloo lagu soo oogay inay Tahriibayaasha ay keenaan Talyaaniga ka taageeraan sidii ay u sii wadan lahaayeen safarkooda, iyagoo u sii gudbiya Waqooyiga Europe, gaar ahaan dalka Sweden.

Dacwad-oogayaasha waxay sheegeen in Eedeysanayaasha lagu tuhunsan yahay Hawlaha Tahriibka, ay tiradda dadka lagu helay dembigaasi ka dhigayso 42-Eedeysanayaal.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories