HomeWararMidowga Europe oo Somaliland u tababaray Saraakiil Ciiddan

Midowga Europe oo Somaliland u tababaray Saraakiil Ciiddan

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Saraakiil ka tirsan Ciiddanka Badda ee Midowga Europe waxay tababar dhowr maalmood ah siiyeen Saraakiil da’ yar oo ka tirsan Ciiddanka Ilaaladda Xeebaha ee Somaliland. Tababarkaasi ayaa waxaa lagu qabtay meel ka baxsan Xeebta magaalladda Berbera ee kaabiga ku haysa Badda Cas. Saraakiisha tababarka dhamaysatay ayaa lagu casuumay inay booqdaan Markab dagaal oo ay EU-da […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saraakiil ka tirsan Ciiddanka Badda ee Midowga Europe waxay tababar dhowr maalmood ah siiyeen Saraakiil da’ yar oo ka tirsan Ciiddanka Ilaaladda Xeebaha ee Somaliland.

Tababarkaasi ayaa waxaa lagu qabtay meel ka baxsan Xeebta magaalladda Berbera ee kaabiga ku haysa Badda Cas.

- Advertisement -

Saraakiisha tababarka dhamaysatay ayaa lagu casuumay inay booqdaan Markab dagaal oo ay EU-da leeyihiin, kaasi oo qeyb ka ah Hawlgalka La-dagaalanka Burcad-baddeeda ka qowleysata Baddaha Somalia.

Hadal ka soo baxay Hawlgalka Ciiddanka Badda ee EU-da ayaa lagu sheegay in Saraakiisha Somaliland la siiyey tababaro ku aadan Hawlaha Ilaaladda Badda, Cabirka Maraakiibta, Aqoonsiga dalalka laga leeyahay iyo sida gurmadka loogu fidin karo Maraakiibta.

Sarkaal ka tirsan Ciiddanka Badda ee dalka Netherlands, oo lagu magacaabo Jeron Meyjaboom ayaa ka hadlay munaasabadda lagu tababarayey Saraakiisha Somaliland, wuxuuna xusay inay aad ugu faraxsan yihiin inay Aqoontooda la wadaagaan Saraakiishaasi.

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts