HomeWararHay’adda Baddaha Caalamka (IMO) oo Dowladda Somalia ka taageerayso dib-u-eegista Maamulka Baddaha...

Hay’adda Baddaha Caalamka (IMO) oo Dowladda Somalia ka taageerayso dib-u-eegista Maamulka Baddaha Somalia

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Magaalladda Mombasa ee dalka Kenya waxaa ka furmay Shir looga doodayo dib-u-eegista Sharciga Maamulka Baddaha Somalia, kaasi oo ay soo qabanqaabisay  Hay’adda Baddaha Caalamka ( International Maritime organization (IMO). Shirkaasi oo socon doona muddo 3 maalmood ayaa waxay Ka-qeybgalayaasha kaga munaaqashoonayaan Jadwalka shaqo ee Dhismaha Maamulka Baddaha Somalia (Somalia Maritime Administration) iyo Horumarinta Waaxda Baddaha iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalladda Mombasa ee dalka Kenya waxaa ka furmay Shir looga doodayo dib-u-eegista Sharciga Maamulka Baddaha Somalia, kaasi oo ay soo qabanqaabisay  Hay’adda Baddaha Caalamka ( International Maritime organization (IMO).

Shirkaasi oo socon doona muddo 3 maalmood ayaa waxay Ka-qeybgalayaasha kaga munaaqashoonayaan Jadwalka shaqo ee Dhismaha Maamulka Baddaha Somalia (Somalia Maritime Administration) iyo Horumarinta Waaxda Baddaha iyo in Sharcigaasi noqdo mid hoos yimaada Sharciga Calaamiga ee Baddaha.

- Advertisement -

Dhinaca kale, shirkaasi ka furmay Mombasa waxaa Ergadda lagu casuumay ka mid ah Labo Wasiir oo ka tirsan Xukuumadda Federalka Somalia iyo Saraakiil kale oo ka kala socda Maamulladda Puntland iyo Galmudug iyo Goobjoogayaal Caalami ah oo ka kala socda Hay’adda QM ugu qaabilsan Cuntadda iyo Beeraha (FAO), Xafiiska QM ee Somalia (UNSOM) iyo Midowga Europe.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts