HomeWararMachadka Garissa oo cabsi laga qabo weerar Alshabaab darteed loo xiray

Machadka Garissa oo cabsi laga qabo weerar Alshabaab darteed loo xiray

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Hormuudka Machadka Tababarka Caafimaadka “The Garissa Kenya Medical Training College (KMTC),  Omar Osman ayaa ku dhawaaqay inay sababo dhinaca ammaanka darteed albaabadda u laabeen Jaamacadaasi.

Waxa uu sheegay inay go’aankaasi qaateen, kadib, markii Madaxa Ammaanka ee Garissa u sheegay inaysan haynin ciiddamo dheeraad ah oo la geeyo Machadkaasi, si ay u sugaan ammaanka.

“Waa nasiib xumo in Kulliyaddii Labaad ee ka hawlgasha gudaha W/bari ee Kenya si fudud loo xiro, waayo Dowladda ayaa dammaanad qaadi weyday ammaanka Ardayda” ayuu yiri Hormuudka Machadka Tababarka Caafimaadka ee Garissa, Omar Osman, wuxuuna intaasi ku daray inay in ka badan 250-arday wax ka bartaan halkaasi.

Waxa uu ka digay inay Garissa ka dhacaan weerar la mid ah ki iay Xarakadda Alshabaab bishan 2-dii ku qaadeen Jaamacadda Garissa oo ay ku geeriyoodeen 148-qof oo badankooda ahaa  Ardaydii Jaamacadda.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories