HomeWararShaqaale ka tirsan Dhakhaatiirta MSF oo ay Alshabaab ka soo qafaasheen gudaha...

Shaqaale ka tirsan Dhakhaatiirta MSF oo ay Alshabaab ka soo qafaasheen gudaha Kenya oo la sii daayey

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Hadal ka soo baxay Dhakhaatiirta aan xuduudka lahayn (MSF) ee dalka Spain ayaa lagu sheegay in la sii daayey Labo Shaqaale Samafal oo ay Alshabaab ka soo qafaasheen Xeradda Qaxootiga ee Dhadhaab bishii October ee sannadkii 2011-kii. Labada La-hayste oo ah haween lagu kala magacaabo Montserrant Sewrra iyo Blanca Thiebaut ayaa la sheegay in la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Dhakhaatiirta aan xuduudka lahayn (MSF) ee dalka Spain ayaa lagu sheegay in la sii daayey Labo Shaqaale Samafal oo ay Alshabaab ka soo qafaasheen Xeradda Qaxootiga ee Dhadhaab bishii October ee sannadkii 2011-kii.

Labada La-hayste oo ah haween lagu kala magacaabo Montserrant Sewrra iyo Blanca Thiebaut ayaa la sheegay in la sii daayey maalintii Khamiista ee la soo dhaafay, waxaana la sheegay inay nabad qabaan, caafimaadkoodana hagaagsan yahay.

- Advertisement -

Hay’adda MSF Spain ayaa u mahadcelisay dhamaan dadkii gacanta ka geystay sii-daynta haweenkaasi Shaqaalaha Samafalka ahaa.

Afduubkii Haweenkaasi oo ahaa kii saddexaad oo dad European ah lagu qafaasho dalka Kenya sannadkii 2011-kii, ayaa ah tallaabadii soo dedejisay in Ciiddanka Kenya loo soo diro Somalia.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts