HomeWararRW Cumar C/rashiid oo Sheegay in dib loo Furayo Xawaaladaha Soomaalida Kenya

RW Cumar C/rashiid oo Sheegay in dib loo Furayo Xawaaladaha Soomaalida Kenya

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya  Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke oo waraysi siiyay wakaaladda wararka ee Reuters ayaa sheegay in dalka Kenya uu kala hadlay sidii dib loogu furi lahaa shirkadaha Xawaaladaha oo dad badan oo Soomaali ah ay ku tiirsan yihiin. Ra’iisul wasaaraha ayaa sidookale sheegay in dowladda Kenya ay hadda waddo shuruuc lagu maamuli doono shirkadaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya  Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke oo waraysi siiyay wakaaladda wararka ee Reuters ayaa sheegay in dalka Kenya uu kala hadlay sidii dib loogu furi lahaa shirkadaha Xawaaladaha oo dad badan oo Soomaali ah ay ku tiirsan yihiin.

Ra’iisul wasaaraha ayaa sidookale sheegay in dowladda Kenya ay hadda waddo shuruuc lagu maamuli doono shirkadaha Xawaaladaha Soomaalida kaas oo fududeyn doono dib u howlgelinta Xaawalada, waxaana qorshahaasi hogaaminaya Bangiga dhexe ee Kenya, waxaana jiri doona shuruuc si ku meel gaar ah loogu howlgalin doono.

- Advertisement -

Dhanka kale Mr Sharmarke ayaa sheegay in uu qorsheynaayo in todobaadyada soo aadan uu booqasho ku tago Washington  si uu ugala hadlo dowladda Mareykanka arimaha ku saabsan Xawaaladaha.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts