HomeWararMadaxweynaha Kenya oo qaabilay Danjirihii hore ee Somalia u fadhiyey Kenya

Madaxweynaha Kenya oo qaabilay Danjirihii hore ee Somalia u fadhiyey Kenya

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Munaasabad lagu qabtay Aqalka Dowladda Kenya ayaa waxa uu Madaxweyne Uhuru Kenyatta ku qaabilay Danjiraha Somalia ee xilka ka sii degayo, Ambassador Mohamed Ali Nuur America. Madaxweyne Kenyatta iyo AmbassadorAli America, waxay ka wada hadleen xiriirka labada dal iyo sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga labad dowladood. Madaxweyne Uhuru Kenyatta, waxa uu Danjire Amerika ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Munaasabad lagu qabtay Aqalka Dowladda Kenya ayaa waxa uu Madaxweyne Uhuru Kenyatta ku qaabilay Danjiraha Somalia ee xilka ka sii degayo, Ambassador Mohamed Ali Nuur America.

Madaxweyne Kenyatta iyo AmbassadorAli America, waxay ka wada hadleen xiriirka labada dal iyo sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga labad dowladood.

- Advertisement -

Madaxweyne Uhuru Kenyatta, waxa uu Danjire Amerika ku ammaanay sida uu uga soo dhalaalay gudashadda hawlihiisa toddobadii sanno ee uu xilka  Safiirka hayey.

Twitterka Uhuru Kenyatta ayaa lagu soo bandhigay Muuqaalo muujinaya qaabilladda Labadaa Mas’uul, iyadoo ay goobjoog ka ahaayeen  Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Kenya, Amina Mohamed iyo Mas’uuliyiin kale.

AMERIKA IYO UHURU 1 AMERIKA IYO UHURU 2 AMERIKA IYO UHURU

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts