HomeWararWasiir ka tirsan Xukuumadda Federalka oo sheegay inay saboolnimadda iyo Waxbarasho la’aanta...

Wasiir ka tirsan Xukuumadda Federalka oo sheegay inay saboolnimadda iyo Waxbarasho la’aanta kordhisay Xag-jirnimadda ka jirta Somalia

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibedda iyo Maalgashiga ee Xukuumadda Federalka Somalia, Dr. Khaalid Cali Cumar ayaa hadalkaasi ka sheegay Shirka Dowladaha Afrika iyo Asia uga socda caasimadda dalka Indonesia ee Jakarta, wuxuuna xusay inay dhallinyarro badan oo Somali ah u dagaalamaan Xarakadda Alshabaab. Wuxuuna intaasi ku daray Dhallinyarada aan  haysanin waxbarasho iyo shaqo inay aad u jecel […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibedda iyo Maalgashiga ee Xukuumadda Federalka Somalia, Dr. Khaalid Cali Cumar ayaa hadalkaasi ka sheegay Shirka Dowladaha Afrika iyo Asia uga socda caasimadda dalka Indonesia ee Jakarta, wuxuuna xusay inay dhallinyarro badan oo Somali ah u dagaalamaan Xarakadda Alshabaab.

Wuxuuna intaasi ku daray Dhallinyarada aan  haysanin waxbarasho iyo shaqo inay aad u jecel yihiin inay ku biiraan qalalaasaha, waa sida uu hadalka u yiri.

- Advertisement -

Dhinaca kale,  Wasiiradda Arrimaha Dibedda ee dalalka Afrika iyo kuwa Asia ayaa isku raacay inay iska kaashadaan La-dagaalanka Kooxaha loogu yeero Argagixisadda iyo kuwa ka ganacsada Daroogadda.

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Indonesia, Retno Marsudi oo ka hadlay Shirka 60-aad ee Wasiiradda Arrimaha Dibedda ee Dalalka Afrika iyo Asia  uga socdo caasimadda dalka Indonesia ee Jakarta ayaa sheegay inay muhiim tahay in la xoojiyo iskaashiga dalalkaasi, si looga hortago dembiyadda qaaradaha isaga kala gudbayo.

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Iiraan, Ibraahim Raxiimbur ayaa sheegay inay Argagixisadda iyo Xag-jirnimadda sii socoto dhibaataynayso Deganaanshaha Caalamka.

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts