HomeWararMuwaadin Somali haystay Labo Baasaboor oo lagu xukumay dalka Zambia

Muwaadin Somali haystay Labo Baasaboor oo lagu xukumay dalka Zambia

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Maxkamadda magaalladda Nadola ee dalka Zambia ayaa xukun ku riday Nin asalkiisu Somali yahay, oo lagu magacaabo Saleebaan Omar, kaasi oo lagu qabtay labo Baasaboor, mid yahan kan Soomaaliga iyo  Tanzanian Passaport. Ninkaasi oo Dareewal ah ayaa waxaa bishan April 8-dii  lagu qabtay Kontoroolka DeegaankaNakonde oo u dhexeeya dalalka Zambia iyo Tanzania. Haweneyda Garsooraha ka […]

- Advertisement -

Maxkamadda magaalladda Nadola ee dalka Zambia ayaa xukun ku riday Nin asalkiisu Somali yahay, oo lagu magacaabo Saleebaan Omar, kaasi oo lagu qabtay labo Baasaboor, mid yahan kan Soomaaliga iyo  Tanzanian Passaport.

Ninkaasi oo Dareewal ah ayaa waxaa bishan April 8-dii  lagu qabtay Kontoroolka DeegaankaNakonde oo u dhexeeya dalalka Zambia iyo Tanzania.

- Advertisement -

Haweneyda Garsooraha ka ah Maxkamadda Nadola, oo lagu magacaabo Bubala Sikalunda ayaa ku riday Eedeysanahaasi inuu bixiyo ganaax dhan 1,000 Lacagta Kawaajaha ee laga isticmaalo dalka Zambia ama loogu bedelayo xabsi shan bilood ah.

Eedeysanaha oo 33-jir ah ayaa qirtay dembiga lagu soo oogay, wuxuuna codsaday in laga qafiifiyo xukunka, isagoo sheegay inuu yahay qof sabool ah oo aan bixin karin Ganaaxa Lacageed ee lagu xukumay.

Dhinaca kale, Maxkamadda, waxay markii dambe ku xukuntay Xabsi muddo shan bilood ah, waxanaa loo gudbiyey Xabsiga Dhexe ee dalkaasi.

- Advertisement -

 

 

Latest stories