HomeWararMucaaradka Kenya oo ku baaqay Istaarijiyad ciiddanka Kenya looga soo saarayo Somalia

Mucaaradka Kenya oo ku baaqay Istaarijiyad ciiddanka Kenya looga soo saarayo Somalia

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Hoggaamiyaha Isbahaysiga CORD ee dalka Kenya, Raila Amolo Odinga ayaa ugu baaqay Dowladda Kenya inay ka shaqeeyaan Istaraatijiyad horseedi karta sidii Ciiddanka Kenya ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM looga soo saari lahaa dalka Somalia, si wax looga qabto xaalladda ammaan-xumidda soo food saartay Kenya. Raila Amolo Odinga ayaa hadalkaasi ka sheegay Kulan Sannadeed ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hoggaamiyaha Isbahaysiga CORD ee dalka Kenya, Raila Amolo Odinga ayaa ugu baaqay Dowladda Kenya inay ka shaqeeyaan Istaraatijiyad horseedi karta sidii Ciiddanka Kenya ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM looga soo saari lahaa dalka Somalia, si wax looga qabto xaalladda ammaan-xumidda soo food saartay Kenya.

Raila Amolo Odinga ayaa hadalkaasi ka sheegay Kulan Sannadeed ka dhacay magaalladda Kisumu oo ay joogeen Madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo in ka badan lix qof oo Ergo oo lagu casuumay Shirkaasi.

- Advertisement -

“Ma oranayo waa inaan xilligan Ciiddankeenna kala soo baxno Somalia, laakiin, waa inaan ku heshiinaa Istaraatijiyadda aan Ciiddanka ku soo saari karno mustaqbalka” ayuu yiri Hoggaamiyaha Isbahaysiga CORD.

Raila Odinga oo mar Ra’isul-wasaare ka soo noqday dalka Kenya, waxa uu Uhuru Kenyatta inuu wax badan ka qabto ammaan-xumidda ka jirta Kenya, isagoo hoosta ka xariiqay inaan cagta la saarin toobiyaha Saxda ee Sugidda Ammaanka.

Dhinaca kale, Hoggaamiyaha Isbahaysiga CORD ee dalka Kenya, kama uusan hadlin qorshaha lagu dhisayo Derbiga Dheer ee ay Kenya ka dhisayso xuduudka Somalia, wuxuuna naqdiyey qaabka ay Ciiddanka Gaarka  ugu qaatay inay in  ka badan 6 saacadood ku gaaraan Jaamacadda Garissa maalintii ay Dagaalamayaasha Alshabaab weerareen halkaasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts