HomeWararMadaxa Hay’adda UNHCR oo Dowladda Kenya kala hadli doona xaalladda Qaxootiga Soomaalida...

Madaxa Hay’adda UNHCR oo Dowladda Kenya kala hadli doona xaalladda Qaxootiga Soomaalida ku sugan Dhadhaab

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Madaxa Hay’adda QM ugu qaabilsan Daryeelka Qaxootiga ee UNHCR, Antonio Guterres ayaa la filayaa inuu bilowga bisha soo socota ee May booqasho ku tago dalka Kenya, si uu Madaxda dalkaasi kala xaajoodo qorshaha dib loogu soo celinayo in ka badan 335,800 Qaxooti Somali oo ku nool Xeradda Dhadhaab ee W/bari Kenya.

 

Madaxa Xafiiska UNHCR ee dalkaKenya, Ra’uuf Mazuu ayaa sheegay inuu Antonio Guterres ka qeyb geli doono Shirweyne Dhaqaale loogu ururinayo  qorshaha dib loogu soo celinayo Qaxootiga Soomaalida.

 

Mas’uulkaasi ma sheegin Kharajka loo baahan yahy si loogu adeegsado hawlaha Qaxootigaasi loogu soo celinayo dalkooda hooyo.

UNHCR waxay ku booriyeen Dowladda Kenya inay dib uga fekeraan qorshaha ay Qaxootiga Soomaalida ugu celinayso dalkooda hooyo, waxaana looga digay Kenya taallaabo kasta oo sharci-darro oo ka horimanaayo Heshiiskii Caalamiga ee QM ee Daryeelka Qaxootiga oo la kala saxiixay sannadkii 1951-kii.

Dhinaca kale, Madaxa UNHCR, Antonio Guterres waxa uu dhowr jeer booqday Xeradda Qaxootiga ee Dhadhaab, gaar ahaan markii ay Somalia ka dillaacday Macluusha baahsanayd sannadkii 2011-kii

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories