HomeWararMuwaadin Somali haystay Labo Baasaboor oo lagu xukumay dalka Zambia

Muwaadin Somali haystay Labo Baasaboor oo lagu xukumay dalka Zambia

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Maxkamadda magaalladda Nadola ee dalka Zambia ayaa xukun ku riday Nin asalkiisu Somali yahay, oo lagu magacaabo Saleebaan Omar, kaasi oo lagu qabtay labo Baasaboor, mid yahan kan Soomaaliga iyo  Tanzanian Passaport. Ninkaasi oo Dareewal ah ayaa waxaa bishan April 8-dii  lagu qabtay Kontoroolka DeegaankaNakonde oo u dhexeeya dalalka Zambia iyo Tanzania. Haweneyda Garsooraha ka […]

- Advertisement -

Maxkamadda magaalladda Nadola ee dalka Zambia ayaa xukun ku riday Nin asalkiisu Somali yahay, oo lagu magacaabo Saleebaan Omar, kaasi oo lagu qabtay labo Baasaboor, mid yahan kan Soomaaliga iyo  Tanzanian Passaport.

Ninkaasi oo Dareewal ah ayaa waxaa bishan April 8-dii  lagu qabtay Kontoroolka DeegaankaNakonde oo u dhexeeya dalalka Zambia iyo Tanzania.

- Advertisement -

Haweneyda Garsooraha ka ah Maxkamadda Nadola, oo lagu magacaabo Bubala Sikalunda ayaa ku riday Eedeysanahaasi inuu bixiyo ganaax dhan 1,000 Lacagta Kawaajaha ee laga isticmaalo dalka Zambia ama loogu bedelayo xabsi shan bilood ah.

Eedeysanaha oo 33-jir ah ayaa qirtay dembiga lagu soo oogay, wuxuuna codsaday in laga qafiifiyo xukunka, isagoo sheegay inuu yahay qof sabool ah oo aan bixin karin Ganaaxa Lacageed ee lagu xukumay.

Dhinaca kale, Maxkamadda, waxay markii dambe ku xukuntay Xabsi muddo shan bilood ah, waxanaa loo gudbiyey Xabsiga Dhexe ee dalkaasi.

Latest stories