HomeWararDowladaha Aasiya iyo Afrika oo loogu baaqay inay taageero ka geystaan...

Dowladaha Aasiya iyo Afrika oo loogu baaqay inay taageero ka geystaan maalgashiga Somalia

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha dibedda iyo Maalgashiga ee Xukuumadda  Federalka, Khaalid Cali Cumar  ayaa hadalkaasi ka sheegay mar uu la hadlayey Wakaalladda Wararka Indonesia ee ANTARA, kadib, markii uu ka qeyb galay Shirka Wasiiradda Arrimaha dibedda ee Dowladaha Qaaradaha  Aasiya iyo Afrika uga furmay magaalladda Bandug ee dalka Indonesia.

Shirkaasi oo socon doona muddo shan maalmood ah ayaa waxaa looga dabaaldegayaa 60-guuradii ka soo wareegtay Iskaashiga Dowladaha Afrika iyo Aasiya.

Waxa u uugu baaqday Dowladaha Eeshiya iyo kuw Afrikaanka inay Dowladda Federalka ka taageeraan Maalgashiga iyo Kordhinta Dhaqaalaha Somalia, iyadoo la dhaqangelinayo Istaraatijiyadda cusub ee Afrika iyo Eeshiya (NAASP).

Dhinaca kale, Wasiiru-dowlaha Arrimaha dibedda iyo Maalgashiga ee Dowladda Federalka, Khaalid Cali Cumar waxa uu tilmaamay in la diyaariyey Sharci damaanad qaadayo  Maalgashadayaasha shisheeyaha   ee hawlaha ganacsiga iyo Maalgashiga ka bilaabayo Somalia.

Waxa uu ugu baaqay Shisheeyaha iyo Qurbo-joogta Soomaalida inay maalgashadaan Xoolaha, Beeraha, Kalluumeysiga iyo Kheyraadka kale ee Somalia.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories