HomeWararShirka Caalamiga ee Iskaashiga amniga oo ka furmey dalka Urdun

Shirka Caalamiga ee Iskaashiga amniga oo ka furmey dalka Urdun

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qeybgaley shir madaxeed gaar ah oo ku saabsan amniga oo maanta ka furmey magaalada Aqaba ee dalka Urdun.

Waxaa shirkan lagu gorfeynaya qaababka ugu habboon ee degdegga ah, ee dalalkan isaga kaashan karaan sugidda ammaankooda iyo kan caalamka.

Shirkan ay martigelineyso Boqortooyada Urdun, ayaa maxaa madaxda ka qeybgaleysa ka mid ah hoggaamiyeyaasha Djibouti, Kenya, Tanzania iyo wufuud kale.

-DHAMMAAD-

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories