HomeWararDuqa magaaladda Siyaatal ee dalka Maraykanka oo u ololaynaya sidii loo xalin...

Duqa magaaladda Siyaatal ee dalka Maraykanka oo u ololaynaya sidii loo xalin lahaa xayiraadda Xawaaladaha Soomaalida

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Duqa magaalladda Siyaatal ee Gobalka Washington ee dalka Maraykanka,  Eed Murraay ayaa soo bandhigay Qaraar Wadajir oo ay gaareen Golaha Degmadda, si  xal loogu helo Xawillaadda Soomaalida ee xayiran. “Xiritaanka Xisaabaadka Xawaaladaha waxay dhibaato xooggan u geysteen Kumanaan qoysas Somali-Maraykan ah iyo Ehelladdooda ku nool gudaha dalka Somalia” ayuu yiri Eed Murraay, oo intaasi ku […]

- Advertisement -

Duqa magaalladda Siyaatal ee Gobalka Washington ee dalka Maraykanka,  Eed Murraay ayaa soo bandhigay Qaraar Wadajir oo ay gaareen Golaha Degmadda, si  xal loogu helo Xawillaadda Soomaalida ee xayiran.

“Xiritaanka Xisaabaadka Xawaaladaha waxay dhibaato xooggan u geysteen Kumanaan qoysas Somali-Maraykan ah iyo Ehelladdooda ku nool gudaha dalka Somalia” ayuu yiri Eed Murraay, oo intaasi ku daray inuu taageerayo Soomaalida ku nool Siyaatal.

- Advertisement -

Waxa uu rajo ka bixiyey inay Dowladda Federalka Maraykanka qaadi doonaan Tallaabooyinka saxda ah si loo xaliyo dhibaatadda xawaaladaha Soomaalida.

Dhinaca kale, Duqa magaalladda Siyaatal waxa uu ugu baaqay Xafiiska Arrimaha Socdaalka iyo Qaxootiga (OIRA), Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Degmadda iyo Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda inay dib u eegeen sidii ay Bangiyadda Maxaliga u sii wadi lahaayeen iskaashiga ay la leeyihiin Xawaaladaha Soomaalida.

Bishii February ee la soo dhaafay, Bangiga The Merchants Bank of California ayaa xiray dhamaan Xisaab-lacageedyadda Xawaaladaha Soomaalida Maraykanka, kadib, markii ay Waaxda Maaliyadda ee Federalka Maraykanka amreen in la joojiyo Lacagaha loo xawilayo gudaha dalka Somalia.

Latest stories