HomeWararMadaxweynaha Koonfur Afrika oo Ku Baaqay in La Joojiyo Beegsiga Ajaanibta

Madaxweynaha Koonfur Afrika oo Ku Baaqay in La Joojiyo Beegsiga Ajaanibta

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Madaxweyne Jokob Zuma oo qudbad ka jeediyay Baarlamaanka Dalka Koonfur Afrika Ee Magaaladda Cape Town ayaa u baaqay in la joojiyo Rabshadaha isir neceybka ku saleysan ee lagu haayo Dadka ajaanibta ah. Madaxweynaha Koonfur Afrika Jokob Zuma ayaa sheegay iney soo arkeen Shilal laga naxo iyo kuwa aan la aqbali karin oo lagu bartilmaamedsaday Dadka […]

- Advertisement -

Madaxweyne Jokob Zuma oo qudbad ka jeediyay Baarlamaanka Dalka Koonfur Afrika Ee Magaaladda Cape Town ayaa u baaqay in la joojiyo Rabshadaha isir neceybka ku saleysan ee lagu haayo Dadka ajaanibta ah.

Madaxweynaha Koonfur Afrika Jokob Zuma ayaa sheegay iney soo arkeen Shilal laga naxo iyo kuwa aan la aqbali karin oo lagu bartilmaamedsaday Dadka Afrikanka ah ee ku sugan Koonfur Afrika.

- Advertisement -

Ugu yaraan Lix ruux ayaa ku dhimatay Rabshadaha Koonfur Afrika Labadii Toddobaad ee la soo dhaafay.

Rabshadaha ugu xoogan ayaa ka jira Magaaladda Durban,Johannesburg iyo Magaalooyin kale.

Latest stories