HomeWararDowladda Soomaaliya oo sii deysay 2 wariye oo ka Tirsan Idaacada Shabeele

Dowladda Soomaaliya oo sii deysay 2 wariye oo ka Tirsan Idaacada Shabeele

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Dowladda Soomaaliya ayaa xabsiga ka sii deysay labo wariye oo ka howlgalayay Idaacada Shabeele ee Magaalada Muqdisho.

Wariyayaasha xoriyadooda dib u helay ayaa kala ah Maxamed Muuse oo ah Agaasimaha Shabeele iyo Wariye Axmed Cabdi Xasan.

Labada Saxafi ayaa lagu sii daayay Si damiin ah kadib markii labo todobaad ay xernaayeen.

Inkastoo wariyayaasha la siidaayay weli waxaa hawada ka maqan Idaacadda Shabeele Taas oo ay xereen Ciidamada Nabadsugida.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories