HomeWararBarlamaanka Kenya oo gaashaanka ku dhuftay in si khasab ah lagu celiyo...

Barlamaanka Kenya oo gaashaanka ku dhuftay in si khasab ah lagu celiyo Qaxootiga Soomaalida

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Afhayeenka Aqalka senedka ee Barlamaanka Kenya, Ekwe Ethura ayaa sheegay in loo baahan yahay inay Xukuumadda Kenya xushmeyso Heshiisyadda Caalamiga ee Dhowrista Qaxootiga, isla markaana Qaxootiga Soomaalida aan khasab lagu celin kaarin.

Waxa uu Suxufiyiinta ugu sheegay magaalladda Nairobi in loo baahan yahay inay Xukuumadda wada xaajood la galaan Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR, si loo sahmiyo qaabka ugu wanaagsan ee Qaxootigaas ugu laaban karaan dhulkooda hooyo.

Ekwe Ethura waxa uu tilmaamay inay Mudanaayasha Barlamaanka Kenya ka biyo diidsan yihiin in dib lo oceliyo Qaxootiga Soomaalida, tan iyo inta laga xaqiijinayo ammaankooda.

Hadalka Barlamaanka Kenya ayaa yimid, kadib, markii uu Madaxweyne-ku-xigeenka dalkaasi, William Rutto amar ku bixiyey inay Hay’adda UNHCR muddo saddex bilood ah ku daad-gureeyaan Qaxootiga Soomaalida ee ku sugan Xeradda Dhadhaab oo ah Xeradda ugu ballaaran Caalamka.

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories