HomeWararShirka Maamul u Sameynta Gobolada Dhexe oo Ka Furmaya Cadaado

Shirka Maamul u Sameynta Gobolada Dhexe oo Ka Furmaya Cadaado

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Shirka Maamul u sameynta Goboladda Dhexe Dalka ayaa Maanta lagu wadaa inuu ka furmo Magaaladda Cadaado Ee Xarunta Maamulka Ximin iyo Xeeb. Shirka Waxa furi doona Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay gaaray Magaaladda Cadaado. Ammaanka Cadaado ayaa Maanta aad loo adkeeyay iyadda oo aad loo yareeyay Dhaqdhaqaaqa Magaaladda.

- Advertisement -

Shirka Maamul u sameynta Goboladda Dhexe Dalka ayaa Maanta lagu wadaa inuu ka furmo Magaaladda Cadaado Ee Xarunta Maamulka Ximin iyo Xeeb.

Shirka Waxa furi doona Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay gaaray Magaaladda Cadaado.

- Advertisement -

Ammaanka Cadaado ayaa Maanta aad loo adkeeyay iyadda oo aad loo yareeyay Dhaqdhaqaaqa Magaaladda.

Latest stories