HomeWararSarkaal u dhashay dalka Uganda oo loo soo magacaabay Taliye-xigeenka Hawlgalka AMISOM

Sarkaal u dhashay dalka Uganda oo loo soo magacaabay Taliye-xigeenka Hawlgalka AMISOM

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Sarreeye Gaas Lakara Nakibus oo u dhashay dalka Uganda ayaa ku sugan magaalladda Muqdisho, kadib, markii loo soo magacaabay ayaa loo soo magacaabay Taliye-ku-xigeenka Guud ee Hawlgalka AMISOM. Madaxweynaha dalka Uganda, Yoweri Museveni ayaa dallacsiiyey Sarkaalkaasi oo horey darajadiisu ahayd Sarreeye Guute, isla markaana u soo diray Somalia, si uu ula wareego Xilkaasi. Taliye-ku-xigeenka  cusub […]

- Advertisement -

Sarreeye Gaas Lakara Nakibus oo u dhashay dalka Uganda ayaa ku sugan magaalladda Muqdisho, kadib, markii loo soo magacaabay ayaa loo soo magacaabay Taliye-ku-xigeenka Guud ee Hawlgalka AMISOM.

Madaxweynaha dalka Uganda, Yoweri Museveni ayaa dallacsiiyey Sarkaalkaasi oo horey darajadiisu ahayd Sarreeye Guute, isla markaana u soo diray Somalia, si uu ula wareego Xilkaasi.

- Advertisement -

Taliye-ku-xigeenka  cusub ee Hawlgalka AMISOM, Sarreeye Gaas Lakara Nakibus waxa uu tan iyo sanandkii 2013-kii ahaa Taliyaha Gaaska 3aad ee Milliteriga ee Bariga Uganda, waxaana haatan xilkaasi loo magacaabay Sarreeye Guuto Dick Prit Olum oo isaga sannadkii hore ahaa Taliyaha Ciiddanka Uganda ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM.

Dhinaca kale, Taliye-ku-xigeenka Cusub ee Hawlgalka AMISOM , Sarreeye Gaas Lakara Nakibus waxa u diiwaan-gashan in horey loogu soo oogay Amar-diido iyo in dhaqaale laga lunsaday Ciiddanka UPDF.

Latest stories